Qaamuuska Asalka
taharowga-halbowlayaasha
(daaw.)MagacLafdheeri
Macnaha
Qayb xididka gudihiisa ka mid ah oo adkaatay ka dib markay xayri fariisatay, taasu waxay yaraynaysaa wareegga dhiigga waxayna keenta in xididku xirmo.
Erayo la-mid ah
tahalWax isku dayid.tahan1. Xoog. 2. Aan waxba lagala harin.tahantoog1. Xisaab qaldan. 2. ld tahantoogid.tahantoogXisaab qaldid; qiyaas qaldid.tahantoogidld tahan-toog¹ (2).tahar1. Hilib aan baruur iyo jiir midna lahayn oo adag. 2. Hilib …taharowSoohyada oo adkaada si dadban waxay ka timaaddaa dhaawac bus…

