Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tahar

(-ro, m.dh)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Hilib aan baruur iyo jiir midna lahayn oo adag. 2. Hilib weyd ah.

Erayo la-mid ah

tahalWax isku dayid.tahan1. Xoog. 2. Aan waxba lagala harin.tahantoog1. Xisaab qaldan. 2. ld tahantoogid.tahantoogXisaab qaldid; qiyaas qaldid.tahantoogidld tahan-toog¹ (2).taharowSoohyada oo adkaada si dadban waxay ka timaaddaa dhaawac bus…taharowga-halbowlayaashaQayb xididka gudihiisa ka mid ah oo adkaatay ka dib markay x…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms