Qaamuuska Asalka
tahal
(-hlay, -hashay; -hli)Falg1
Macnaha
Wax isku dayid.
Erayo la-mid ah
tahan1. Xoog. 2. Aan waxba lagala harin.tahantoog1. Xisaab qaldan. 2. ld tahantoogid.tahantoogXisaab qaldid; qiyaas qaldid.tahantoogidld tahan-toog¹ (2).tahar1. Hilib aan baruur iyo jiir midna lahayn oo adag. 2. Hilib …taharowSoohyada oo adkaada si dadban waxay ka timaaddaa dhaawac bus…taharowga-halbowlayaashaQayb xididka gudihiisa ka mid ah oo adkaatay ka dib markay x…

