Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tacabsoosar

MagacLafdheeri

Macnaha

Miraha ka soo baxa hawl la qabtay.

Erayo la-mid ah

tacaalLa t.: qof buka caafimaadkiisa ku dadaalid.tacaalidld tacaal¹.tacab1. Hantida xoogsiga ku timaadda. 2. Hawl; xoogsi; shaqo. 3. …tacab/mg1 (-cbay, -cabtay; -cbi) 1. (f.g) Beer dalag ka soo saari…tacabbir1. Dal kale u dhoofid si shaqo looga helo. 2. Haajir.tacabkhasaaroDadaal miro dhalin la'aan.tacabkordhinWax soo saarka oo la badiyo.tacabla'aanShaqo la'aan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms