Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tacabkordhin

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Wax soo saarka oo la badiyo.

Erayo la-mid ah

tacaalLa t.: qof buka caafimaadkiisa ku dadaalid.tacaalidld tacaal¹.tacab1. Hantida xoogsiga ku timaadda. 2. Hawl; xoogsi; shaqo. 3. …tacab/mg1 (-cbay, -cabtay; -cbi) 1. (f.g) Beer dalag ka soo saari…tacabbir1. Dal kale u dhoofid si shaqo looga helo. 2. Haajir.tacabkhasaaroDadaal miro dhalin la'aan.tacabla'aanShaqo la'aan.tacablaaweQof ma shaqayste ah.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms