Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tacab

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Hantida xoogsiga ku timaadda. 2. Hawl; xoogsi; shaqo. 3. ld tacdbid.

Erayo la-mid ah

tacaalLa t.: qof buka caafimaadkiisa ku dadaalid.tacaalidld tacaal¹.tacabbir1. Dal kale u dhoofid si shaqo looga helo. 2. Haajir.tacabkhasaaroDadaal miro dhalin la'aan.tacabkordhinWax soo saarka oo la badiyo.tacabla'aanShaqo la'aan.tacablaaweQof ma shaqayste ah.tacabsoosarMiraha ka soo baxa hawl la qabtay.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms