Qaamuuska Asalka
tacabla'aan
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Shaqo la'aan.
Erayo la-mid ah
tacaalLa t.: qof buka caafimaadkiisa ku dadaalid.tacaalidld tacaal¹.tacab1. Hantida xoogsiga ku timaadda. 2. Hawl; xoogsi; shaqo. 3. …tacab/mg1 (-cbay, -cabtay; -cbi) 1. (f.g) Beer dalag ka soo saari…tacabbir1. Dal kale u dhoofid si shaqo looga helo. 2. Haajir.tacabkhasaaroDadaal miro dhalin la'aan.tacabkordhinWax soo saarka oo la badiyo.tacablaaweQof ma shaqayste ah.

