Erayo la-mid ah
taag1. Xoog; itaal. 2. Karti; maaro.taag1. Wax meel joojin. 2. Wax kor u qaadid. 3. Wax qotomin. t.:…taag-dhuleed(juqr.) Laab-ka kor u kacsan ee buuraha laalaabka, oo ilaa d…taagan1. Wax la togay ahaansho. 2. Wax ama qof aan socon ahansho.taagdaranQof tabar yar ahaansho.taagdarnaanld taagdarnaansho, taagdarni, taagdarno.taagdarnaansho/dh ld taagdarnaan.taagdarreeTabar yarayn (cid).

