Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

taag

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Xoog; itaal. 2. Karti; maaro.

Erayo la-mid ah

taag-dhuleed(juqr.) Laab-ka kor u kacsan ee buuraha laalaabka, oo ilaa d…taagan1. Wax la togay ahaansho. 2. Wax ama qof aan socon ahansho.taagdaranQof tabar yar ahaansho.taagdarnaanld taagdarnaansho, taagdarni, taagdarno.taagdarnaansho/dh ld taagdarnaan.taagdarreeTabar yarayn (cid).taageerQof wax tarid ama kaalmayn. ld teegaar.taageereQof wax ayida ama taageera; ayidsane. ld teegaare.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms