Qaamuuska Asalka
taagan
(-gnaa, -gnayd)Falmg4
Macnaha
1. Wax la togay ahaansho. 2. Wax ama qof aan socon ahansho.
Erayo la-mid ah
taag1. Wax meel joojin. 2. Wax kor u qaadid. 3. Wax qotomin. t.:ā¦taag1. Xoog; itaal. 2. Karti; maaro.taag-dhuleed(juqr.) Laab-ka kor u kacsan ee buuraha laalaabka, oo ilaa dā¦taagdaranQof tabar yar ahaansho.taagdarnaanld taagdarnaansho, taagdarni, taagdarno.taagdarnaansho/dh ld taagdarnaan.taagdarreeTabar yarayn (cid).taageerQof wax tarid ama kaalmayn. ld teegaar.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
