Qaamuuska Asalka
suubso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
1. Wax hagaagsasho. 2. Wax samaysasho.
Erayo la-mid ah
suubaanDhagax sulub ah oo aan xanaf lahayn.suubaan1. Dhul bannaan oo ciid guduudan oo carro san ah leh oo caws…suubaan-marawaxadeedTuuridda burburka dhagxaanta ee ka dhasha webi ama farac si …suubaansalaaxCid sasabid. ld suubasalaax.suubaansalaaxidld suubasalaaxid.suubbanWax wanaagsan ahaansho.suubbanaanld suubba-naansho.suubbanaansho/dh ld suubbanaan.

