Qaamuuska Asalka
suubaan
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Dhagax sulub ah oo aan xanaf lahayn.
Erayo la-mid ah
suubaan-marawaxadeedTuuridda burburka dhagxaanta ee ka dhasha webi ama farac si …suubaansalaaxCid sasabid. ld suubasalaax.suubaansalaaxidld suubasalaaxid.suubbanWax wanaagsan ahaansho.suubbanaanld suubba-naansho.suubbanaansho/dh ld suubbanaan.suubbaneMagacyada Soomaalidu Nabi Maxamed (N.K.H.A.) u taqaan mid ka…suubbi1. Wax samayn. 2. Wax hagaajin.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
