Qaamuuska Asalka
suubaan-marawaxadeed
(jool.)MagacLafdheeri
Macnaha
Tuuridda burburka dhagxaanta ee ka dhasha webi ama farac si degdegsan u qulqulaya. Suubaan marawaxadeed wuxuu caan ku yahay gobollada oomanaha ah waayo waxa jira fatahyo webi oo ka dhasha aago ka soo dega buuraha iyo iyaga oo gura waqtiyada oomanaha; waxayna suurageliyaan samayska suuban marawaxadeed.suuldhabasho
Erayo la-mid ah
suubaanDhagax sulub ah oo aan xanaf lahayn.suubaan1. Dhul bannaan oo ciid guduudan oo carro san ah leh oo caws…suubaansalaaxCid sasabid. ld suubasalaax.suubaansalaaxidld suubasalaaxid.suubbanWax wanaagsan ahaansho.suubbanaanld suubba-naansho.suubbanaansho/dh ld suubbanaan.suubbaneMagacyada Soomaalidu Nabi Maxamed (N.K.H.A.) u taqaan mid ka…

