Qaamuuska Asalka
soohdin-diiran
(-dimo ..., m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(c.cimi.) Xariiqda xadka ee dhulka oogadiisa oo u dhaxaysa cuf horumaraya oo hawo diiran ah iyo hawada qabow ee ay ka kacayso.
Erayo la-mid ah
soohS. ah: xarig aan tidac ahayn oo laba dhudood ka samaysan.sooh1. Wax miiqid. 2. Wax isku tidcid.sooh-bararBadashada cabbirka sooh ama xubin oo ay keentay ballaara-sha…sooh-baruuredSooh mayrax leh oo baruuri ku dheehantahay - (packled).sooh-guranBaabi'idda ku dhacda xubin ama sooh si caadi ah u koray oo a…soohanWaax la soohay ahaansho.soohdimaysoDhul soohdin u samaysasho.soohdimeeDhul soohin u samayn.

