Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sooh-guran

(daaw.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Baabi'idda ku dhacda xubin ama sooh si caadi ah u koray oo ay sababna u tahay unugyada oo ka dhammaada waxayna iman kareysa xaalad nafaqo darro, isticmaal la'aan ama gabow.

Erayo la-mid ah

soohS. ah: xarig aan tidac ahayn oo laba dhudood ka samaysan.sooh1. Wax miiqid. 2. Wax isku tidcid.sooh-bararBadashada cabbirka sooh ama xubin oo ay keentay ballaara-sha…sooh-baruuredSooh mayrax leh oo baruuri ku dheehantahay - (packled).soohanWaax la soohay ahaansho.soohdimaysoDhul soohdin u samaysasho.soohdimeeDhul soohin u samayn.soohdinSeere, xad.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms