Qaamuuska Asalka
sooh-baruured
(daaw.)MagacLafdheeri
Macnaha
Sooh mayrax leh oo baruuri ku dheehantahay - (packled).
Erayo la-mid ah
sooh1. Wax miiqid. 2. Wax isku tidcid.soohS. ah: xarig aan tidac ahayn oo laba dhudood ka samaysan.sooh-bararBadashada cabbirka sooh ama xubin oo ay keentay ballaara-sha…sooh-guranBaabi'idda ku dhacda xubin ama sooh si caadi ah u koray oo a…soohanWaax la soohay ahaansho.soohdimaysoDhul soohdin u samaysasho.soohdimeeDhul soohin u samayn.soohdinSeere, xad.

