Qaamuuska Asalka
soddomeeyo
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh Tiro soddon ku dhawaad ah. ld soddomeeye.
Erayo la-mid ah
soddogHaweeney la qabo aabbaheed waxa uu ninkeeda u yahay ama waxa…soddognimoSoddog ahaansho.soddogowSoddog noqosho.soddoh1. Haweeney gabadha ay dhashay ninka qaba waxa ay u tahay am…soddohnimoSoddoh ahaansho.soddohoDabayl weyn, qashin iyo boor badan oo cirka isku sha-reerta.soddohowsoddoh noqosho.soddomaadTaariikhda u dhexeysa bilawga soddonka iyo afartanka. ld sod…

