Qaamuuska Asalka
soddoh
(-hyo, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Haweeney gabadha ay dhashay ninka qaba waxa ay u tahay ama haweeney wiilka ay dhashay gabadha uu qabo waxa ay u tahay. 2. Haweeney gabadh leh.
Erayo la-mid ah
soddogHaweeney la qabo aabbaheed waxa uu ninkeeda u yahay ama waxa…soddognimoSoddog ahaansho.soddogowSoddog noqosho.soddohnimoSoddoh ahaansho.soddohoDabayl weyn, qashin iyo boor badan oo cirka isku sha-reerta.soddohowsoddoh noqosho.soddomaadTaariikhda u dhexeysa bilawga soddonka iyo afartanka. ld sod…soddomaad/dh.t.j Tirada jagaalada ah kan soddonka u dhigma. ld soddon…

