Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

soddog

(-gyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Haweeney la qabo aabbaheed waxa uu ninkeeda u yahay ama waxa ninka aabihiis u yahay haweeneyda uu qabo.

Erayo la-mid ah

soddognimoSoddog ahaansho.soddogowSoddog noqosho.soddoh1. Haweeney gabadha ay dhashay ninka qaba waxa ay u tahay am…soddohnimoSoddoh ahaansho.soddohoDabayl weyn, qashin iyo boor badan oo cirka isku sha-reerta.soddohowsoddoh noqosho.soddomaadTaariikhda u dhexeysa bilawga soddonka iyo afartanka. ld sod…soddomaad/dh.t.j Tirada jagaalada ah kan soddonka u dhigma. ld soddon…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms