Qaamuuska Asalka
siddee
(-deeyay, -deysay)Falg2
Macnaha
Wax siddo u yeelid.
Erayo la-mid ah
siddaysanWax siddo loo yeelay ahaansho.siddaysashold siddays-ad, siddaysi.siddaysnaanld sid-daysnaansho.siddaysnaansho/dh ld siddaysnaan.siddaysoWax siddo u yeelasho.siddeedTirada toddobada iyo sagaalka u dhexeysa; “8”.siddeedaadTirada jagaalada ah, kan u dhigma siddeedda.siddeedleXaashi turub oo siddeed dhib-cood leh.

