Qaamuuska Asalka
siddayso
(-stay, -satay)Falg3
Macnaha
Wax siddo u yeelasho.
Erayo la-mid ah
siddaysanWax siddo loo yeelay ahaansho.siddaysashold siddays-ad, siddaysi.siddaysnaanld sid-daysnaansho.siddaysnaansho/dh ld siddaysnaan.siddeeWax siddo u yeelid.siddeedTirada toddobada iyo sagaalka u dhexeysa; “8”.siddeedaadTirada jagaalada ah, kan u dhigma siddeedda.siddeedleXaashi turub oo siddeed dhib-cood leh.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
