Qaamuuska Asalka
siddaysnaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld sid-daysnaansho.
Erayo la-mid ah
siddaysanWax siddo loo yeelay ahaansho.siddaysashold siddays-ad, siddaysi.siddaysnaansho/dh ld siddaysnaan.siddaysoWax siddo u yeelasho.siddeeWax siddo u yeelid.siddeedTirada toddobada iyo sagaalka u dhexeysa; “8”.siddeedaadTirada jagaalada ah, kan u dhigma siddeedda.siddeedleXaashi turub oo siddeed dhib-cood leh.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
