Qaamuuska Asalka
shushubso
(-saday, -satay)Falmg3
Macnaha
Maro, daah iwm shushub u yeelasho.
Erayo la-mid ah
shushub1. Dabaadiga guga xilli roob aad u badani ka da'o gobollada …shushub1. Maro iwm dacalkeeda shulshul u yeelid. 2. Hoore weel ku g…shushubanQof wax xubnihiisu isu dheeli tiranyihiin ahaansho.shushubiMaro, daah iwm shushub u yeelid.shushubinld shu-shubis.shushubnaanld shu-shubnaansho.shushubnaansho/dh ld shuhsubnaan.shushubo1. Hoore weel ku gedgeddisasho. 2. Maro shushub u yeelasho.

