Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shushubi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Maro, daah iwm shushub u yeelid.

Erayo la-mid ah

shushub1. Dabaadiga guga xilli roob aad u badani ka da'o gobollada …shushub1. Maro iwm dacalkeeda shulshul u yeelid. 2. Hoore weel ku g…shushubanQof wax xubnihiisu isu dheeli tiranyihiin ahaansho.shushubinld shu-shubis.shushubnaanld shu-shubnaansho.shushubnaansho/dh ld shuhsubnaan.shushubo1. Hoore weel ku gedgeddisasho. 2. Maro shushub u yeelasho.shushubsanmaro, daah iwm wax shushub loo yeelay ahaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms