Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shushub

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dabaadiga guga xilli roob aad u badani ka da'o gobollada koonfureed gaar ahaan jubbooyinka. 2. Shulshul. 3. Sh. ah: cadar, saliid iwm oo waxyaabo la isku dardaray ka kooban.

Erayo la-mid ah

shushubanQof wax xubnihiisu isu dheeli tiranyihiin ahaansho.shushubiMaro, daah iwm shushub u yeelid.shushubinld shu-shubis.shushubnaanld shu-shubnaansho.shushubnaansho/dh ld shuhsubnaan.shushubo1. Hoore weel ku gedgeddisasho. 2. Maro shushub u yeelasho.shushubsanmaro, daah iwm wax shushub loo yeelay ahaansho.shushubsanaanld shushubnsanaansho.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms