Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shisheeye-naceyb

(c.naf)
MagacLafdheeri

Macnaha

Cabsi, ama neceeb aad u qabtid dadka waddamada ka-le.

Erayo la-mid ah

shishacOod neefka la qalayo la kor saaro si aan hilibka ciiddu u ga…shishays. Meel durugsan, meel aan dho-weyn. Tus. “Togga shishadiisa…shishes. Meel durugsan.shisheeWax durugsan noqosho.shisheeye1. Qof aan xiriir sokeeye la lahayn qolo. 2. Qof jooga dal u…shisheeynimoShisheeye ahaansho.shishlaansho/dh ld shislaan.shislaanld shishlaan, shishlaansho, shislaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms