Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shisheeye

MagacLafdheerikh

Macnaha

1. Qof aan xiriir sokeeye la lahayn qolo. 2. Qof jooga dal uusan u dhalan.

Erayo la-mid ah

shishacOod neefka la qalayo la kor saaro si aan hilibka ciiddu u ga…shishays. Meel durugsan, meel aan dho-weyn. Tus. “Togga shishadiisa…shishes. Meel durugsan.shisheeWax durugsan noqosho.shisheeye-naceybCabsi, ama neceeb aad u qabtid dadka waddamada ka-le.shisheeynimoShisheeye ahaansho.shishlaansho/dh ld shislaan.shislaanld shishlaan, shishlaansho, shislaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms