Qaamuuska Asalka
shishe
Macnaha
s. Meel durugsan.
Erayo la-mid ah
shishacOod neefka la qalayo la kor saaro si aan hilibka ciiddu u ga…shishays. Meel durugsan, meel aan dho-weyn. Tus. “Togga shishadiisa…shisheeWax durugsan noqosho.shisheeye1. Qof aan xiriir sokeeye la lahayn qolo. 2. Qof jooga dal u…shisheeye-naceybCabsi, ama neceeb aad u qabtid dadka waddamada ka-le.shisheeynimoShisheeye ahaansho.shishlaansho/dh ld shislaan.shislaanld shishlaan, shishlaansho, shislaansho.

