Qaamuuska Asalka
shirweyne
(-nayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Kulan wufuud badani issugu yimaadaan oo ka wada hadlaan arrimo muhiim ah oo wejiyo badan leh.
Erayo la-mid ah
shir/mg1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Meel daloosha daboolid. 2. (f.g)…shir1. Isu imaadka dad badan isugu imaadaan meel si ay arrimo wa…shirCiyaar sacab, jaan iyo miro leh kana mid ah hiddaha iyo dhaq…shiraac1. Maro weyn oo adag qaabab badanna loo yeelo oo lagu xiro d…shiraacWax shiraac ku daboolid.shiraaco1. Shiraac fidsasho. 2. Meel ka tegid.shiraako1. Hanti dad badan ka dhexeysa. 2. Sh. ah: dad dani ka dhexe…shiraakoobidld shuraakoobid.

