Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shiraac

(-cyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Maro weyn oo adag qaabab badanna loo yeelo oo lagu xiro dakhalka doonyaha, oo marka dabayshu buubiso doonyaha hore u wada. 2. Dhar adag oo qallafsan lagana dhigto darbaal iyo teendho. ld shiraaq.

Erayo la-mid ah

shir1. Isu imaadka dad badan isugu imaadaan meel si ay arrimo wa…shir/mg1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Meel daloosha daboolid. 2. (f.g)…shirCiyaar sacab, jaan iyo miro leh kana mid ah hiddaha iyo dhaq…shiraaco1. Shiraac fidsasho. 2. Meel ka tegid.shiraako1. Hanti dad badan ka dhexeysa. 2. Sh. ah: dad dani ka dhexe…shiraakoobidld shuraakoobid.shiraakowShiraako noqosho. ld shuraakow.shiraanshirixLafo yaryar oo carjaw ah oo kala goysyada addimada iyo cumaa…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms