Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shiraako

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Hanti dad badan ka dhexeysa. 2. Sh. ah: dad dani ka dhexeyso oo leh heshiis qoran dhib iyo dheefna wa-daaga. ld shuraako.

Erayo la-mid ah

shir/mg1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Meel daloosha daboolid. 2. (f.g)…shir1. Isu imaadka dad badan isugu imaadaan meel si ay arrimo wa…shirCiyaar sacab, jaan iyo miro leh kana mid ah hiddaha iyo dhaq…shiraac1. Maro weyn oo adag qaabab badanna loo yeelo oo lagu xiro d…shiraacWax shiraac ku daboolid.shiraaco1. Shiraac fidsasho. 2. Meel ka tegid.shiraakoobidld shuraakoobid.shiraakowShiraako noqosho. ld shuraakow.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms