Qaamuuska Asalka
sheekaxariiro
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Sheeko murti leh, la mala-awaalo oo soo gudbisa dhaqanka dadka; maantooley. ld sheeka-xariir.
Erayo la-mid ah
sheed1. (fk) Kor; mel dheer ama taag ah; buur. 2. Meel fog.sheegXog tabin.sheegashold sheegad.sheegatoDad sheegta tol aysan ka dhalan ee xeer iyo dano kale ku raa…sheegidshiddosheego1. Dacwad, arrin, qaan iwm jeedsasho. 2. Wax aan la ahayn am…sheegsashold sheegsad, sheegsi.sheegsoQof cidda uu ka dhashay wayddiin.

