Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sheego

(-gtay, -gatay)
Falg3

Macnaha

1. Dacwad, arrin, qaan iwm jeedsasho. 2. Wax aan la ahayn ama la lahayn isku tilmaamid.

Erayo la-mid ah

sheed1. (fk) Kor; mel dheer ama taag ah; buur. 2. Meel fog.sheegXog tabin.sheegashold sheegad.sheegatoDad sheegta tol aysan ka dhalan ee xeer iyo dano kale ku raa…sheegidshiddosheegsashold sheegsad, sheegsi.sheegsoQof cidda uu ka dhashay wayddiin.sheekabaraleyHadal ama sheeko aan runta ku fadhiyin.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms