Qaamuuska Asalka
sheegso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
Qof cidda uu ka dhashay wayddiin.
Erayo la-mid ah
sheed1. (fk) Kor; mel dheer ama taag ah; buur. 2. Meel fog.sheegXog tabin.sheegashold sheegad.sheegatoDad sheegta tol aysan ka dhalan ee xeer iyo dano kale ku raa…sheegidshiddosheego1. Dacwad, arrin, qaan iwm jeedsasho. 2. Wax aan la ahayn am…sheegsashold sheegsad, sheegsi.sheekabaraleyHadal ama sheeko aan runta ku fadhiyin.

