Qaamuuska Asalka
shawr
MagacLafdheeri
Macnaha
Kulan qarsoodi ah oo arrimo gaar ah looga wada hadlaayo. ld showr¹.
Erayo la-mid ah
shaw-maddoontoNooc ka mid ah mariidka oo si degdeg ah neefka u dila, baadi…shawaal/dh Bilaha dayaxa oo muslinku tirsado tooda tobnaad oo u dhe…shawlQof aad u jirran wax ku qulaamin. ld kawl².shawl1. Cabbitaan la siiyo qof aad u jirran oo sakaraad ah. 2. Ce…shawlaxCiid dhagxaan yaryar leh oo bulukeetiga laga sameeyo. ld sha…shawlidld kawl¹, kawlid, shawl¹.shawriGeed dheer oo toos u baxa oo caleemo yaryar oo dhuudhuuban i…shawriCid si qarsoodi ah wax ugu sheegid.

