Qaamuuska Asalka
shawlax
MagacLafdheeri
Macnaha
Ciid dhagxaan yaryar leh oo bulukeetiga laga sameeyo. ld shawlaxo.
Erayo la-mid ah
shaw-maddoontoNooc ka mid ah mariidka oo si degdeg ah neefka u dila, baadi…shawaal/dh Bilaha dayaxa oo muslinku tirsado tooda tobnaad oo u dhe…shawl1. Cabbitaan la siiyo qof aad u jirran oo sakaraad ah. 2. Ce…shawlQof aad u jirran wax ku qulaamin. ld kawl².shawlidld kawl¹, kawlid, shawl¹.shawrKulan qarsoodi ah arrimo gaar ah uga wada hadlid. ld showr².shawrKulan qarsoodi ah oo arrimo gaar ah looga wada hadlaayo. ld …shawriGeed dheer oo toos u baxa oo caleemo yaryar oo dhuudhuuban i…

