Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shawl

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Cabbitaan la siiyo qof aad u jirran oo sakaraad ah. 2. Ceel meel dhagax ah ku yaal oo af dhuuban. 3. ld shawlid. ld kawl¹.

Erayo la-mid ah

shaw-maddoontoNooc ka mid ah mariidka oo si degdeg ah neefka u dila, baadi…shawaal/dh Bilaha dayaxa oo muslinku tirsado tooda tobnaad oo u dhe…shawlaxCiid dhagxaan yaryar leh oo bulukeetiga laga sameeyo. ld sha…shawlidld kawl¹, kawlid, shawl¹.shawrKulan qarsoodi ah arrimo gaar ah uga wada hadlid. ld showr².shawrKulan qarsoodi ah oo arrimo gaar ah looga wada hadlaayo. ld …shawriGeed dheer oo toos u baxa oo caleemo yaryar oo dhuudhuuban i…shawriCid si qarsoodi ah wax ugu sheegid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms