Qaamuuska Asalka
shariif
(-fyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qof ka soo jeeda faracii Faadumo Rasuul. 2. Qof suubban oo asluub wanaagsan.
Erayo la-mid ah
shar/dh (-ro, m.l) Wax kasta oo samaha ka hor yimaad cawaaqib xu…sharaabHoore cabbid.sharaabHoore la cabbo; cabbitaan.sharabaadHu' ka samaysan nayloon, cudbi, suuf iwm oo cagaha la gashad…sharad1. Nidar. 2. Xargaha waaweyn ee doonyaha mid ka mid ah. 3. (…sharadNidar gelid.sharafQof xurmayn.sharaf/dh Magac; xurmo; haybad; maamuus.

