Qaamuuska Asalka
sharad
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Nidar. 2. Xargaha waaweyn ee doonyaha mid ka mid ah. 3. (-dyo/shuruud, m.dh) Heshiis lacag ama wax kale ah oo laba qofood oo wax ku murmay isu dhigtaan. ld shardi, shirad.
Erayo la-mid ah
shar/dh (-ro, m.l) Wax kasta oo samaha ka hor yimaad cawaaqib xu…sharaabHoore cabbid.sharaabHoore la cabbo; cabbitaan.sharabaadHu' ka samaysan nayloon, cudbi, suuf iwm oo cagaha la gashad…sharaf/dh Magac; xurmo; haybad; maamuus.sharafQof xurmayn.sharafdhacCid maamuus jebid.sharafdhacMaamuus xumo qof gaarta.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
