Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sharabaad

MagacLafdheeri

Macnaha

Hu' ka samaysan nayloon, cudbi, suuf iwm oo cagaha la gashado, kabahana layska xijiyo; kaalso. ld sharabaaddo.

Erayo la-mid ah

shar/dh (-ro, m.l) Wax kasta oo samaha ka hor yimaad cawaaqib xu…sharaabHoore la cabbo; cabbitaan.sharaabHoore cabbid.sharad1. Nidar. 2. Xargaha waaweyn ee doonyaha mid ka mid ah. 3. (…sharadNidar gelid.sharafQof xurmayn.sharaf/dh Magac; xurmo; haybad; maamuus.sharafdhacMaamuus xumo qof gaarta.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms