Qaamuuska Asalka
shanlo
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qalab caag, bir ama qori ka samaysan oo meel la qabsado iyo ilko dhaadheer oo isu dhawdhaw leh oo timaha lagu feerto.
Erayo la-mid ah
shan1. (t) Tirada afarta iyo lixda u dhexeysa; “5”. 2. Xoog; awo…shanaadTirada jagaalaha ah, kan u dhigma shanta.shanaqCid deldelid.shanbal(muus.) Nooc ka mid ah qalabka muusikada oo ka samaysan qori…shanboogsiisGeednagaar aan qodax lahayn oo caleemo yaryar oo teel teel a…shanbooloNooc ka mid ah siyaabaha turubka loo cayaaro oo afar nin ku …shandadSantuukh ka samaysan harag, safiito iwm leh siddo la qabsado…shanee1. Tiro afar ah shan ka dhigid. 2. Ka sh.: cid ka guul helid…

