Qaamuuska Asalka
shanboogsiis
MagacLafdheeri
Macnaha
Geednagaar aan qodax lahayn oo caleemo yaryar oo teel teel ah leh iyo ur biir ah, dhirta daawadana ka mid ah.
Erayo la-mid ah
shan1. (t) Tirada afarta iyo lixda u dhexeysa; “5”. 2. Xoog; awo…shanaadTirada jagaalaha ah, kan u dhigma shanta.shanaqCid deldelid.shanbal(muus.) Nooc ka mid ah qalabka muusikada oo ka samaysan qori…shanbooloNooc ka mid ah siyaabaha turubka loo cayaaro oo afar nin ku …shandadSantuukh ka samaysan harag, safiito iwm leh siddo la qabsado…shanee1. Tiro afar ah shan ka dhigid. 2. Ka sh.: cid ka guul helid…shanfaroodGeedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban, caleemo …

