Qaamuuska Asalka
shandad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Santuukh ka samaysan harag, safiito iwm leh siddo la qabsado oo safarrada lagu galo; boorso.
Erayo la-mid ah
shan1. (t) Tirada afarta iyo lixda u dhexeysa; “5”. 2. Xoog; awo…shanaadTirada jagaalaha ah, kan u dhigma shanta.shanaqCid deldelid.shanbal(muus.) Nooc ka mid ah qalabka muusikada oo ka samaysan qori…shanboogsiisGeednagaar aan qodax lahayn oo caleemo yaryar oo teel teel a…shanbooloNooc ka mid ah siyaabaha turubka loo cayaaro oo afar nin ku …shanee1. Tiro afar ah shan ka dhigid. 2. Ka sh.: cid ka guul helid…shanfaroodGeedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban, caleemo …

