Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shafshafee

(-feeyay, -faysay)
Falg2

Macnaha

1. Qof ama meel dhaawac ah xayr kulul ku dhayid. 2. Qof la dhaawacay qaantiisi qayb ka mid ah siin.

Erayo la-mid ah

shaf1. Meesha wareegsan oo geelu marka uu fadhiisanayo uu dhulka…shafGeedo iwm jarid.shafeeDhaawac daaweyn.shafeecQof ciriiri ku jira Ilaah gargaar uga baryid.shafeeco1. Raxmad iyo naxariis xag Eebbe laga helo. 2. Gargaar iyo n…shafeecsashold shafeecsad, shafeecsi.shafeecsoWax faa'iidadooda iyo waxtarkooda isticmaalid.shafshafaynld shaf-shafo (3).
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms