Qaamuuska Asalka
shaf
(-faf, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Meesha wareegsan oo geelu marka uu fadhiisanayo uu dhulka dhigto; leg. 2. Xabad; gaaddo.
Erayo la-mid ah
shafeeDhaawac daaweyn.shafeecQof ciriiri ku jira Ilaah gargaar uga baryid.shafeeco1. Raxmad iyo naxariis xag Eebbe laga helo. 2. Gargaar iyo n…shafeecsashold shafeecsad, shafeecsi.shafeecsoWax faa'iidadooda iyo waxtarkooda isticmaalid.shafshafaynld shaf-shafo (3).shafshafee1. Qof ama meel dhaawac ah xayr kulul ku dhayid. 2. Qof la d…shafshafo1. (-ooyin, m.l) Cad xayr ah oo inta la kululeeyo nabar ama …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
