Qaamuuska Asalka
shafeecsasho
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld shafeecsad, shafeecsi.
Erayo la-mid ah
shaf1. Meesha wareegsan oo geelu marka uu fadhiisanayo uu dhulka…shafGeedo iwm jarid.shafeeDhaawac daaweyn.shafeecQof ciriiri ku jira Ilaah gargaar uga baryid.shafeeco1. Raxmad iyo naxariis xag Eebbe laga helo. 2. Gargaar iyo n…shafeecsoWax faa'iidadooda iyo waxtarkooda isticmaalid.shafshafaynld shaf-shafo (3).shafshafee1. Qof ama meel dhaawac ah xayr kulul ku dhayid. 2. Qof la d…

