Qaamuuska Asalka
shacays
(-syo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qori xabbad-keliyaale ah oo waayadii hore lagu dagaallami jirey. 2. Wax si aan caadi ahayn u shaqeeya. ld shucays.
Erayo la-mid ah
shacaab(jool.) Dhadhaabo is haysta, oo ku dhaw dusha biyaha, oo ay …shacaab-dhaliye(c.nafl) Xayawaan badeed yar oo duudkiisa intiisa badani ka …shacaab-taxan(c.nafl.) Silsilad dhadhaabeed oo jiifta badda ama badda agt…shacab1. Dadweyne; ummad. 2. Qar badda dhexdeeda ku yaal. ld shacb…shacaynld shacays.shacbaanBilaha dayaxa oo Musliimku tirsado tooda siddeedaad oo u dhe…shacbiweyneDadweyne.shacdurCayaar carruureed carruurtu miro kariiri ay ku dhaqaystaan o…

