Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shacaab

(-bab, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

(jool.) Dhadhaabo is haysta, oo ku dhaw dusha biyaha, oo ay suurtoggal tahay in la arko marka hirku gaabanyahay, laakiin sida badan waxaa daboola biyo.

Erayo la-mid ah

shacaab-dhaliye(c.nafl) Xayawaan badeed yar oo duudkiisa intiisa badani ka …shacaab-taxan(c.nafl.) Silsilad dhadhaabeed oo jiifta badda ama badda agt…shacab1. Dadweyne; ummad. 2. Qar badda dhexdeeda ku yaal. ld shacb…shacaynld shacays.shacays1. Qori xabbad-keliyaale ah oo waayadii hore lagu dagaallami…shacbaanBilaha dayaxa oo Musliimku tirsado tooda siddeedaad oo u dhe…shacbiweyneDadweyne.shacdurCayaar carruureed carruurtu miro kariiri ay ku dhaqaystaan o…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms