Qaamuuska Asalka
shacaab-taxan
(-bab ..., m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.nafl.) Silsilad dhadhaabeed oo jiifta badda ama badda agteeda, oo badanaa ka samaysan shacaabi dhaliye aad u tiro badan.
Erayo la-mid ah
shacaab(jool.) Dhadhaabo is haysta, oo ku dhaw dusha biyaha, oo ay …shacaab-dhaliye(c.nafl) Xayawaan badeed yar oo duudkiisa intiisa badani ka …shacab1. Dadweyne; ummad. 2. Qar badda dhexdeeda ku yaal. ld shacb…shacaynld shacays.shacays1. Qori xabbad-keliyaale ah oo waayadii hore lagu dagaallami…shacbaanBilaha dayaxa oo Musliimku tirsado tooda siddeedaad oo u dhe…shacbiweyneDadweyne.shacdurCayaar carruureed carruurtu miro kariiri ay ku dhaqaystaan o…

