Erayo la-mid ah
saynAddin roob ah oo aan ballaarayn oo meel ka hoora.saynTimo bul ah oo xayawaanka qaarkiis dabada fooddeed uga yaal.sayncaddaaNin da' weyn oo waaya-arag ah. ld sayncadde.saynisCilmiga barashada noolaha iyo manoolaha.saynisyahanQof cilmiga sayniska aqoon u leh.saynisyahannimoSaynisyahan ahaan-sho.saynsaab1. Wax, wax daboola kuna heeran. 2. Isugeynta aqoonta, siyaa…saynsaab1. Wax daboolid. 2. Wax dabid.

